Damiir Xumo!

Saturday, September 27, 2014

HORDHACA BUUGGA CUSUB EE " MAARAYNTA SHAQAALAHA & SHAQADA".

All rights reverved@ MAARAYNTA SHAQAALAHA & SHAQADA
Buuggani waxuu ku saab sanyahay ama ka hadlayaa “Maraaynta Shaqaalaha iyo Shaqada” ee Afka qalaad lagu yiraahdo. “ Human Resource Management”, Buugga ayaa si qoto dheer u sharxaya dhamaan qodobadda ugu muhiiim ee aan isleeyahay waa in lagu hadlo waa daruuri, Waxaa sidoo kale buuggan uu xanbaarsanyahay faa’idooyin weyn,  asagoo ku qoran luuqadda Afka-Soomaaliga. Waa markii ugu horeeysay oo buuggan xanbaarsan mowdhuucan oo kale lagu qoro aflka Soomaaliga.

Barashada cilmigaan “ Maaraynta Shaaqalaha iyo Shaqada “ ayaa ah mid ku cusub barashadisa soomaalida, inkastoo dhawanahaan barashadiisa laga bilaaway qeybo ka mid ah Jaamacaddaha dalka.

Buuggan ayaa waxuu ka caawin donaa arday badan oo ku jahwarer sanaa barashada madadaan iyo fahanka waxa ay quseeyso iyo ahmiyadda u leedahay inuu qofka soomaliga ah barto, In kastoo dalka qaabka shaqaaleysiinta uu iska yahay mid ku saleeysan qaab waji garasho ah oo mesha ay ka baxday hanaankii xulashada iyo shaqeeysiinta ee ku saleeysnaa aqoonta qofka uu leeyahay shaqada uu markaas doonayo, ayadoo aan loo fiirineeynin qofka uu yahay iyo meshaa uu kasoo jeedo.

Ujeedka ugu dhalisay inaan buugan qoro ayaa ah markii aan arkay qaabka lagu saleeyo kala xulashada dadka shaqadoonka ah, Xaquuqda shalaaha leyihiin iyo mida lagu leeyahay ee shaqada iyo sidii looga hortagi lahaa dhamaan arimahaas iyo caqabadaha kale  ee mudada soo jiray, Markii aan arki shirkadaha dalka ka jira oo haba yaraatee aanan laheeyd qaab siyaasideed u dagsan ee lagu kala xulo goobta shaqada iyo shaqadoonka soomaaliyeed ee wax soo bartay, iyo sidii looga faa’ideeysan lahaa aqoontaaas dhinaca wanaagsan.

MOHAMED KALAFOGE

No comments:

Post a Comment

Ka dhiibo fikradaada..Mahadsanid!